Hoyga Kaydka fanka Soomaaliyeed

 

Askarmotors qaybta taayirada
Askarmotors qaybta taayirada
Askarmotors Qaybta Wheel alignment

Taayirada

Waxaanu macaamiishayada u haynaa Taayiro Cusub iyo mustacmal labadaba oo tayadoodu sarayso hadaba nala soo xidhiidh.

Bedelaada Taayirada

Waxaanu kuu bedelaynaa nooc kasta oo Taayirada ah iyadoon la garaacin Daawaha Gaadhiga iwm ka dibna waa la miisaamayaa Taayirada oo dhan.

wheel alignment

Waxaanu u haynaa Macaamiishayada Wheelalignment Tayadiisu sarayso anagoo kuu daabacayna baabuurkaagu siduu ahaa iyo hadda .

 

 

Fadlan Subscribe for us {Askarmotors}