
What We Do / Waxaanu Qabano
Waxaanu kuu haynaa adeegyo kala Duwan sida:
Shaqooyinka Engineka/Motoorka |
QAYBTA MEKAANIKADA |
Waxaanu Kuu Samayn Karnaa Dhamaan Waxyaabaha Halkan kaaga muuqda iyo Adeegyo Kale oo badan !!!
|
Qaybta Leebaajada |
|||||
QAYBTA DABKA ama ELECTERIGA
Waxanu Kuu Scan arayn karnaa kuuna samayn karnaa Cilad kasta oo Dabka iyo electroniga Baabuurta ah , kuwa Yaryar iyo Baabuurta waaweynba!
Waxaanu kuu samayn karnaa Cilad kasta oo dabka Baabuurta yaryar iyo waaweynba ah, waxaaxu kaloo kuu rakibi karnaa nooc kasta oo Radio/Sterio, Navigation, Seat Heaters, Fog Lights, Running Boards , Anti Theft systems , Key Coding, ECU Coding iwm.
|
SPARE PARTS
Qaybtan Waxaad ka heli doontaa Dhamaan Qalabka Dayactirka Baaburta Waaweyn iyo Kuwa Yaryarba, haday noqoto Spare parts Cusayb ah, Kuwo Second Hand ah iyo Kuwo Electric ahba, hadii aanan ku hayn store-kana waxaanu kuugu keeni karnaa Mudo aad u kooban,
|
|
|
|
Coming Soon
Anagoo isticmaalayna Hot and Cold Jet washer/Steam Cleaner waxaanu kuu maydhaynaa Baabuurkaaga Kor iyo Hoos, Engine-Wash iyo Valeting intaba !
Subscribe, Follow us, Lana Share Garee Asxaabtaada |